User talk:Siiye mahdi salaad

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

my home[edit]

Rooble Dalal waa curadkii Dalal ismaaciil waxa ay walaalo Ahaayeen Giire Dalal waxana Labadooda la isu idhaa Ba xaawaad dadka Qaarna waxay ku dacaayadeeyaan Xaawa dalal

Dagmada ceelbarde waxay ku talaa dadka u dhaxeeyo Somalia iyo itoobiya. Waana magaalo qadiimiya oo xadaarad leh waxaan dago Beesha OGADEEN/CIWLYAHAN- REE Waafate Ceelbarde waxay caan ku tahay Ganacsiga Xoolaha noocyadeedo kala duwan iyo khayraadka dabiiciga ah sida malmalka, fooxa,hadiga,IWM.

      JUQURAAFI 

dagmada ceelbarde waxay dhacadaa koonfurta somaiya waana xadka Somalia iyo itoobiya ee maamulka KOUNFUR GALBEED SOMALIA G/BAKOOL, dagmada ceelbarde waxay dagmanimada qaadatay 21/1/1973 in kastoo jiritaanka magaalada ay ka wayntahtay kana mudnayd wakhtigaas Dhanka itoobiya waxay xad la wadaagtaa somali galbeed Gobalka Shabeele dagmada cadaadle waxayna u jirtaa 122km .dhanka Somalia ceelbarde waxaa soo galo sadex JID oo muhiim ah dhanka BARI waxay xadka la wadaagtaa G/HIRAAN dhanka GALBEEDKA waxaa ka xiga G/GADO Kounfur waxaa ka xiga G/BAY. CEELBARDE waxaa hoos yimaado 3 degaan oo kala ah ● salkudhooble ● Qurac jomo ● abeesaale

Ceelbarde waa magaalo ganacsi waxaana ka kala Goosha labada Dal ee Somalia iyo itoobiya taas oo keentay in ay ka shaqayso sariglfka lacagta labada DAL. magaalada ceelbarde waxay u qaybsantaa afar xafadood 1= sayid 01 2= sayid 02 3= Xalane 01 4 Xalane 02 ceelbarde waxay leedahay

  • Garoonka diyaarad
  • Garoonka kubada cagta
  • Dugsi sare iyo xabsi

Waxaana lama ilaawan ah geedkii waynaa ee loogu magac daray magaalada (Bardaha)

      AQOONTA 

ceelbarde waa magaalo tacliimeed dhanka Diinta islaamka iyo maadiga waxaana loo soo doonan jiray barashada diinta iyo maadiga dadka ka soo jeedo waxaa ka mid ah Dr xusen cabdi xalane Dr cabdirashiid Mohamed coomey Dr cirjiid ibraahim magan Dr Axmed sheikh m sangaab Sheikh ixsaan Sheikh cali ibraahim Sheikh muxumed sangaab Sheikh Axmed kulmiye Ceelbarde waa magaalo ama hooyga hidaha iyo dhaqanka somaliyeed waxaana ka soo jeeda hobalka wayn ee cali bashiir (Cali dhaanto) iyo abwaanada kala duwan 1 jalaale 2 afyuub 3 daahir adeer 4 shugri xaaji cabdi 5 cali maxamed duwane 6 maxamuud salaad 7 abukor odawaa madle 8 xasan xukun 9 cali deer 10 cumar xaashi cawl 11 cumar seed Iyo cabdi khayr wabi abwaankii qarniga Ceelbarde waa magaalo saldano waxaana ka soo ##ugaasyada# beesha ree waafate

     Adeegyada 

Waxay leedahay koranto habeen iyo maalin waxaana hirgaliyay kanbaniga HASAN CABDI XALANE waana xarun ay ka howl galaan Hayado caalamiya iyo dhamaan xafiisyada dowlad gobaleedka koonfur galbeed oo ay ka fuliyaan adeegyo kala duwan

          Ceelbarde 
            Dagmo 

Wadanka Somalia Maamulka K/G/somalia Gobalka bakool

Waxaa magaalada hada gumoomiye la ah haadi siraad omar

      Qore 

Siiye mahdi salaad Abdifatah garaad Siiye mahdi salaad 1 EDIT Siiye mahdi salaad (talk) 21:37, 18 February 2022 (UTC)[reply]

Hello, and welcome to Wikipedia. A tag has been placed on User:Siiye mahdi salaad requesting that it be speedily deleted from Wikipedia. This has been done under section U5 of the criteria for speedy deletion, because the page appears to consist of writings, information, discussions, and/or activities not closely related to Wikipedia's goals. Please note that Wikipedia is not a free web hosting service. Under the criteria for speedy deletion, such pages may be deleted at any time.

If you think this page should not be deleted for this reason, you may contest the nomination by visiting the page and clicking the button labelled "Contest this speedy deletion". This will give you the opportunity to explain why you believe the page should not be deleted. However, be aware that once a page is tagged for speedy deletion, it may be deleted without delay. Please do not remove the speedy deletion tag from the page yourself, but do not hesitate to add information in line with Wikipedia's policies and guidelines. If the page is deleted, and you wish to retrieve the deleted material for future reference or improvement, then please contact the deleting administrator, or if you have already done so, you can place a request here. CAPTAIN RAJU(T) 22:00, 18 February 2022 (UTC)[reply]