Jump to content

User talk:Kaasim41

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

Tuurdibi.

Tuurdibi waa magaalo ganacsi kastam ah oo ku taal xudduudda Soomaaliya iyo Itoobiya. Tuurdibi oo ku kala taal labada waddan, Dhanka Soomaaliya waxa ay hoos tagtaa Galdogob,Mudug halka dhinaca Itoobiyana hoos tagto degmada Gallaadi,Itoobiya. Magaalada Tuurdibi, 2016kii ayaa maamulka Puntland iyo Dawlad deegaanku u aqoonsadeen Bar ganacsi u astaysan Dekad qalalan oo lagu kala wareejiyo badeecadaha u kala gooshana labada waddan.

Waxaa la filayaa in Tuurdibi ay noqon doonto goob wax badan ka tarta koboca dhaqaale ee gobolka iyo isu-gooshka ganacsiga xorta ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya.


References.

https://www.daljir.com/wasiirka-ganacsiga-puntland-oo-booqday-kastamka-tuurdibi-ee-degmada-galdogob-daawo/

https://commons.m.wikimedia.org/wiki/File:Tuur-dibi_Somali_ethiopia_custom_border.jpg

Tuurdibi[edit]

Tuurdibi Kaasim41 (talk) 16:23, 27 September 2022 (UTC)[reply]